Saturday, March 21, 2020

Laascaanood: Agabka Faraxalka oo la Dhigay Waddooyinka

Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxaa maanta la dhigay agab lagu farxasho ama gacmaha laysaga meyro oo dowladda hoose ee magaalada ay ugu talagashay in lagaga hortago cudurka Coronavirus.

from VOA https://ift.tt/2U7Xv1L
via IFTTT

No comments:

Post a Comment