Tuesday, March 3, 2020

Maamulka Gedo oo ka hadlay xaaladda Beledxaawo

Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Gedo oo ka mid ah saraakiisha ku sugan Beledxaawo ayaa ka hadlay dagaalkii shalay halkaas ku dhex maray ciidamada dowladda iyo kuwa Jubaland.

from VOA https://ift.tt/3coeKmK
via IFTTT

No comments:

Post a Comment