Saturday, March 21, 2020

Malaayiin Mareykan ah oo lagu Amray iney Guryahooda Joogaan

Malaayiin Mareykan ah ayaa guryahooda ku sugan Sabtida maanta ah ka dib amar ay ka heleen mas'uuliyiinta gobolladooda iyo dowladaha hoose taasoo lagu amrayo ineysan guryahooda ka bixin.

from VOA https://ift.tt/39fbRC9
via IFTTT

No comments:

Post a Comment