Saturday, March 14, 2020

Martida: Barashada Culuumta Teknooloojiyadda

Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay barashada culuumta teknooloojiyadda. Waxaa marti ku ah barnaamijka Cabdalla Macallin Maxamuud oo ah gudoomiyaha Machadka Global Net eek u yaalla magaalada London. Waxaa barnaamijka soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.  

from VOA https://ift.tt/2vYfVsV
via IFTTT

No comments:

Post a Comment