Saturday, March 21, 2020

Martida: Barashada Farsamada Gacanta

Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay barashada farsamada gacanta ee Soomaaliya. Waxaa marti ku ah barnaamijka Badri Xeyle Cabdi Bariise.  Waxaa barnaamijka soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.  

from VOA https://ift.tt/3bhnN7O
via IFTTT

No comments:

Post a Comment