Ayada oo Muslimiin badan oo ku nool magaalada Jakarta ay aqbaleen talooyinka loogu jeediyey inay ka fogaadaan Masaajida, ayna guryahooda ku tukadeen Jimcaha, ayaa haddana qaar kale waxay iska indho-tireen halista Coronavirus, ayaga oo sheegaya in gudashada waajibaadka Allah ay bad-baadin doonto.
from VOA https://ift.tt/2xNaBJ9
via IFTTT
No comments:
Post a Comment