Tuesday, March 3, 2020

Netanyahu oo ku guuleystay doorashada xilli uu wajahayo maxkamad

Ra'iisul wasaare Benjamin Netanyahu ayaa ku guuleystay doorashadii Isniinta ka dhacday Israel, oo ahayd tii saddexaad muddo sanad gudihiis ah, inkasta oo uu wajahayo maxkamadeyn musuq-maasuq la xiriirta.

from VOA https://ift.tt/32JZ6h6
via IFTTT

No comments:

Post a Comment