Wararka ka imanaya magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in mas'uuliyiinta ay shalay qabteen nin watay waxyaabaha qarxa oo la aaminsan yahay inuu maleegayey weerra laga gaysto magaalada Baydhaba. from VOA https://ift.tt/3cu7YMc via IFTTT
No comments:
Post a Comment