Sunday, March 1, 2020

Puntland oo Malaayiin Neef ka Tallaaleysa Cudurka Sambabka

Maamul Goboleedka Puntland  ayaa maanta daahfuray tallaalka xoolo gaaraya shan million oo neef guud ahaan deeganada miyiga ee hoos yimaada maamulka. Xoolaha ayaa laga talaalka xanuunada sambabka ariga, islamarkaana howlahan ay socon doonaan ilaa laba bilood.

from VOA https://ift.tt/32F4VMI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment