Xanuunkan Corono, ayaa saameyn xooggan ku yeeshay dhaqaalaha aduunka. Dhinaca ganacsiga waxaa suuq yeeshay shirkadaha soo saara iyo dukaamada iibiya qalabka nadaafadda, iyo faya dhoowrka, laakiin taa cagsigeed waxaa xirmay inta badan ganacsiyada caadiga ah.
from VOA https://ift.tt/2QyCon6
via IFTTT
No comments:
Post a Comment