Wednesday, March 11, 2020

'Sababta AFRICOM ay u kordhisay weerarada Al-Shabaab'

Taliyaha ciidanka Mareykanka ee Africa ee loo yaqaano AFIROM, Gen Stephen Townsend ayaa sharxay sababta Mareykanka ay u kordhiyeen weerarada ay la beegsadaan kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya.

from VOA https://ift.tt/2xwx1OZ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment