Tuesday, March 17, 2020

Shaqaale ka tirsanaa dowladda Puntland oo lagu dilay Boosaaso

Kooxo hubeysan ayaa maanta duhurnimadii waxay gudaha magaalada Boosaaso toogasho ku dileen Allaha u naxariistee Suleemaan Axmed Shire, oo ka mid ahaa shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland.

from VOA https://ift.tt/2IVpKdH
via IFTTT

No comments:

Post a Comment