Monday, March 9, 2020

Somaliland iyo Midowga Yurub oo mashruuc iska kaashanaya

Somaliland iyo Midowga Yurub ayaa iska kaashanaya barnaamij lagu dhawrayo taariikhda soo jireenka ah ee xarunta taariikhiga ah ee Laas Geel oo ka tirsan gobolka Maroodi Jeex.

from VOA https://ift.tt/38yfClt
via IFTTT

No comments:

Post a Comment