Tuesday, March 17, 2020

Somaliland oo joojisay duulimaadyada ka imanaya dalal dhowr ah

Xukuumadda Somaliland ayaa Maanta joojisay duulimaadyada ka imanaya qaar ka mid ah waddamada laga helay cudurka Coronavirus, oo ay ku jiraan Shiinaha, Talyaaniga, Iiraan, Faransiiska, Spain, Koonfur Kuuriya, Kenya iyo Soomaaliya.

from VOA https://ift.tt/3b41X7z
via IFTTT

No comments:

Post a Comment