Iyadoo kiisaskii ugu horreeyey ee xanuunka coronavirus ee loo yaqaano COVID 19 ay soo weriyeen dalalka Bariga Africa sida Kenya iyo Ethiopia ayaa wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland waxa ay mar kale ka warbixisay sida ay ugu diyaargaroobeen ka hortagista xanuunkan dunida faraha ba'an ku haya
from VOA https://ift.tt/2U9bZ0n
via IFTTT
No comments:
Post a Comment