Tuesday, March 24, 2020

Soomaali dalka Sweden ugu geeriyootay Coronavirus

Tiro Soomaali ah ayaa la sheegay inay ka mid yihiin dadkii ugu horreeyey ee cudurka Coronavirus ugu dhintay dalka Sweden, oo cudurkan uu kusoo ritay dad ka badan laba kun oo qof.

from VOA https://ift.tt/2UgFC0W
via IFTTT

No comments:

Post a Comment