Wednesday, March 4, 2020

Tababar ay VOA ku qabatay Jabuuti oo lasoo gunaanaday

Waxaa maanta dalka Jabuuti lagusoo gabagabeeyay tababar soconayay muddo sadax maalin ah, kaasi oo loo qabtay saxafiyiin ka howlgala laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da iyo wariyayaal ka shaqeeya golaha warbaahinta dowladda Jabuuti.

from VOA https://ift.tt/2VJKjBJ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment