Dawladda Talyaaniga ayaa sii adkaysay goobaha la xirayo, waxaana dawladdu amartay in meheradaha aan aasaasiga aheyn albaabada loo laabo illaa 3-da bisha April. Guud ahaan waddanka Talyaaniga waxaa coronavirus ugu dhintay ku dhowaad 5 kun oo qof, iyadoo kiisaskuna ka badan yihiin 50 kun oo qof.
from VOA https://ift.tt/3bj7XJO
via IFTTT
No comments:
Post a Comment