Jilaaga Mareykanka ah ee Tom Hanks ayaa shaaca ka qaaday Arbacadii in isaga iyo xaaskiisa Rita Wilson, oo iyana ah jilaa iyo heesaa, labadaba laga helay cudurka Coronavirus. from VOA https://ift.tt/2QaQbAl via IFTTT
No comments:
Post a Comment