Turkey ayaa heshay 12 kiis oo cusub oo ah Coronavirus, taasi oo ka dhigeysa tirada guud ee dadka laga helay 18, sida uu Isniinta sheegay wasiirka caafimaadka Fahrettin Koca. from VOA https://ift.tt/2WhcMz2 via IFTTT
No comments:
Post a Comment