Wararka ka imanaya Kenya ayaa sheegaya in su'aalo lagu weydiiyey garoonka diyaaradaha ee Nairobi xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Kenya oo safar qarsoodi ah ku tagay Muqdishu. Xildhibaannada ayaa intii ay Muqdisho joogeen waxa ay la kulmeen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
from VOA https://ift.tt/2VBe080
via IFTTT
No comments:
Post a Comment