Monday, March 23, 2020

Wax soo saarka bariiska Sh/Dhexe oo dib loo billaabay

Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya inay dib u billaabatay wax soo saarka bariiska. Bariiska ayaa horey uga bixi jiray gobolka hase yeeshee waxa hakiyey colaadihii waddanka iyo caqabadaha dhinaca wax soo saarka. Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan noo soo diray.    

from VOA https://ift.tt/2Uv1KUf
via IFTTT

No comments:

Post a Comment