Saturday, March 14, 2020

WHO: Europe waa Xuddunta Coronavirus ee Waqtigan

Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ku dhawaaqday in Yurub ay tahay xuddunta xanuunka coronavirus xilli ay dalal badan oo dunida ah la tacaalayaan xakameynta faafitaanka firuskan islamarkaana ay xirayaan xuduudahooda iyo dhaqdhaqaaqa ganacsiyada.

from VOA https://ift.tt/2vXk00r
via IFTTT

No comments:

Post a Comment