Laba xubnood oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa Arbacadii noqday labadii qof ee ugu horreeyey ee ka tirsan Congress-ka Mareykanka oo laga helay cudurka Coronavirus. from VOA https://ift.tt/2QuA3tA via IFTTT
No comments:
Post a Comment