Friday, May 15, 2020

Ciidamada la dhigay Islii oo la sheegay inaan la qaadi doonin

Guddiga Ganacsatada Suuqa Islii ee magaalada Naiorbi ayaa sheegay in ciidamada Booliska ee ku sugan wadooyinka laga soo galo Xaafadda Islii aanan laga qaadi doonin ilaa inta uu ka dhamaanayo waqtigii xayiraadda ee ay Dowladda Kenya kusoo rogtay Xaafadda Islii.

from VOA https://ift.tt/2Z6pdz9
via IFTTT

No comments:

Post a Comment