Friday, May 15, 2020

Maxaa loo wareejin la'yahay lacagta gurmdka Beledweyne?

Lacagtii gurmadka Beeldweyne oo ay Dowladda Soomaaliya ku wareejisay maamulka Hirshabeelle Axaddii lasoo dhaafay, ayaan weli lagu wareejin Guddiga Gurmadka Fatahaadda Beledweyne, xilli dad badan ay gargaar u baahan yihiin.

from VOA https://ift.tt/2WyfCPJ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment