Wednesday, May 20, 2020

Doorasho ka socota Burundi, xilli uu jiro Coronavirus

Dadka Burundi ayaa maanta billaabay codeynta doorasho xasaasi ah oo lagu beddelayo madaxweynaha mudda dheer dalkaas xukumayey Pierre Nkurunziza, taasi oo imaneysa xilli uu jiro cudurka Coronavirus ee dalkaas uu iska indho-tiray.

from VOA https://ift.tt/2zcEZxC
via IFTTT

No comments:

Post a Comment