Wednesday, May 20, 2020

Hoggaamiyaha Taliban oo ballan-qaaday ilaalinta heshiiska Mareykanka

Hoggaamiyaha Taliban ayaa maanta sheegay in mintidiinta ay ka go'an tahay ilaalinta heshiiska taariikhiga ah ee ay la galeen Mareykanka, inkasta oo lagu eedeeyey inay fuliyeen kumanaan weerar oo Afghanistan ka dhacay tan iyo markii heshiiska la saxiixay.

from VOA https://ift.tt/2WMhSTL
via IFTTT

No comments:

Post a Comment