Friday, May 1, 2020

Iran: Jarmalka waxay la kulmi doonaan cawaaqibka go'aankooda

Iran ayaa cambaareysay go'aanka ay Jarmalka dalkooda uga mamnuuceen dhaq-dhaqaaqyada kooxda Xizbullah ee dalka Lebanon, waxaana ay sheegtay inay wajihi doonaan cawaaqibka go'aankii ay ugu hoggaansameen cadaadiska Israel iyo Mareykanka.

from VOA https://ift.tt/3bVYFnx
via IFTTT

No comments:

Post a Comment