Friday, May 1, 2020

Trump ‘oo haya’ caddeynta halka uu ka yimid Coronavirus

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Khamiistii ugu hanjabay Shiinaha canshuur cusub, isaga sheegay inuu arkay caddeymo muujinaya in cudurka Coronavirus uu ka yimid shaybaar ku yaalla magaalada Wuhan.

from VOA https://ift.tt/3f7ZVWF
via IFTTT

No comments:

Post a Comment