Dowladda Jabuuti ayaa xaqiijisay in lacag $600,000 oo ay ugu deeqday dadka ay fatahaaduhu saameeyeen ee Beledweyne ay 7 bilood ka hor ku wareejisay wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musoobooyinka Soomaaliya.
from VOA https://ift.tt/3dyWJSp
via IFTTT
No comments:
Post a Comment