Monday, May 11, 2020

Turkey oo ka digtay inay beegsan doonto Jeneral Khalifa Haftar

Turkey ayaa Axaddii sheegtay inay ciidamada Jeneral Khalifa Haftar ka dhigan doonto "bartilmaameed sharci ah", haddii ay sii socdaan "weerarada ka dhanka ah" danaheeda iyo howlgalkeeda diblomaasiyadeed ee Libya.

from VOA https://ift.tt/2zubvuS
via IFTTT

No comments:

Post a Comment