Sunday, May 3, 2020

North Korea oo rasaas ku furtay xadka South Korea

North Korea ayaa rasaas ku furtay xarun ay ku sugnaayeen ilaalada xadka ee South Korea oo ku taal xudduudda aadka loo ilaaliyo ee kala qeybisa labada dal, milatariga Seoul ayaa sidaas sheegay Axadda maanta ah.

from VOA https://ift.tt/2KUTSHg
via IFTTT

No comments:

Post a Comment