Sunday, May 3, 2020

Warbixin: Saameynta dhaqaale ee qurba joogta lacagaha u diri jiray Soomaaliya

Dad badan oo Soomaalida qurbaha ku nool ka mid ah, kuwaasi oo caawin jiray qoysaskooda ku nool Soomaaliya, ayaan wax mushahar ah helin sababo la xiriira joogsada shaqooyinkii ay hayeen.

from VOA https://ift.tt/3aXka6f
via IFTTT

No comments:

Post a Comment