Monday, June 22, 2020

Aadan Barre oo laga qaaday xilka Hoggaamiyaha Aqlabiyadda

Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa maanta xilka laga qaaday, waxaana lagu beddelay xildhibaan Amos Kimunya, sida ay weriyeen warbaahinta dalka Kenya.

from VOA https://ift.tt/3fH0whu
via IFTTT

No comments:

Post a Comment