Saturday, June 13, 2020

Africa: QM waa in ay qabataa kulan degdeg ah oo ku saabsan "cunsuriyadda"

Wadamada Africa ayaa Jimcihii ugu baaqay Golaha Xuquuqda Aadanaha ee ee Qaramada Midoobay in si deg deg ah dood looga yeesho cunsuriyadda iyo dhaqanka naxariis la'aanta ah ee booliska, xilli Mareykanka iyo qeybo ka mid ah caalamka ay ka dheceen banaanbaxyo looga dhiidhinayay dilkii George Floyd.

from VOA https://ift.tt/2YxirAh
via IFTTT

No comments:

Post a Comment