Monday, June 8, 2020

Askar lagu eedeeyey inay laaluush qaateen oo lagu xiray Muqdisho

Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay xabsiga u taxaabeen askar lagu eedeeyey in ay lacago laaluush ah qaateen.

from VOA https://ift.tt/2MDo8aD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment