Barnaamijka Bandhigga VOA-da waxa uu maanta ku saabsan yahay arrimaha doorashooyinka Soomaaliya iyo halka ay marayaan iyo haddii ay ku dhici karaan waqtigii loogu talo-galay. Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo diyaarisay halkanna ka soo jeedineysa.
from VOA https://ift.tt/3hDKHdt
via IFTTT
No comments:
Post a Comment