Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo uu ka mid yahay qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo uu toddobaadkanna marti ku yahay fanaanka Cabdirasaq Anshax.
from VOA https://ift.tt/3hWeSNc
via IFTTT
No comments:
Post a Comment