Saturday, June 13, 2020

Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrafoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Dr. Cabdicasiis Maxamed Cali oo ah dhaqtar ku takhasusay cudurrada faafa, kana howlgala ibitaalka Martiini. Martiini ayaa ah isbitaalka kali ah ee magaalada Muqdisho ee la dhigo kukaannada la ildaran xanuunka safmarka ah ee COVID-19.

from VOA https://ift.tt/2B3bten
via IFTTT

No comments:

Post a Comment