Saaxiibada Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey soo jeedinta madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee uu 14-kii bishan ku dhawaaqay in la qabanayo shir dhexmara madaxda dowladda federaalka, madaxweynayaasha 5 ta dowlad goboleedka iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir.
from VOA https://ift.tt/3e5Wfns
via IFTTT
No comments:
Post a Comment