Wednesday, June 17, 2020

Bil kadib maxaa iska beddelay xaaladda Soomaalidii ku xanuunsatay Kansas?

11 kii bishii hore ee May, waxaan werinaya in Soomaalida deggan kana shaqeysta magaalada Garden City, gobolka Kansas ee dalka Maraykanka uu badankooda ku dhacay xanuunka COVID-19. Haddaba waa sidee xaaladdooda iminka.

from VOA https://ift.tt/2N3FaP4
via IFTTT

No comments:

Post a Comment