Friday, June 5, 2020

Ciidamada dowladda Libya oo dib u qabsaday magaalo muhiim ah

Ciidamada dowladda caalamku aqoonsan yahay ee Libya ayaa maanta dib u qabsaday magaalada Tarhouna ee ku taalla koonfurta bari ee magaalada caasimadda ah ee Tripoli, taasi oo Jeneral Khalifa Haftar ka saareysa halkii ugu xoogganeyd ee ugu dambeysay ee uu kaga sugaa Galbeedka Libya.

from VOA https://ift.tt/2XxTnKq
via IFTTT

No comments:

Post a Comment