Thursday, June 11, 2020

Dad ku xayirnaa Turkiga oo dib loogu soo celiyey Hargeysa

Illaa iyo 90 qof oo dalka Turkiga ugu xayirnaa xanuunka COVID-19 dartii ayaa maanta dib loogu celiyay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.   Wariyaha VOA-da Khadar Maxamed Cakulle ayaa warbixintan Hageysa ka soo diray.  

from VOA https://ift.tt/2UyZCfb
via IFTTT

No comments:

Post a Comment