Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka socda dadaallo la doonayo in dib loogu furyo masaajidyada iyo goobaha cibaadada ee dalkaasi, kuwaasoo sadexdii bilood ee lasoo dhaafay u xirnaa cabsida faafista Coronavirus awgiis.
from VOA https://ift.tt/3dF0Tsr
via IFTTT
No comments:
Post a Comment