Wednesday, June 3, 2020

Ducaale oo xil ka qaadis ka bad-baaday iyo isbedello ka socda Kenya

Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa shalay ka badbaaday isku day lagu doonayay in xilka hoggaamiyaha Aqlabiyadda looga qaado, xilli ay isbedello siyaasadeed ka socdaa Kenya.

from VOA https://ift.tt/3gOmIYq
via IFTTT

No comments:

Post a Comment