Friday, June 12, 2020

Faaqidaadda: Xaaladda kala-guurka siyaasadda Soomaaliya

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay marxaladda kala-guurka ee ay Soomaaliya galeyso, iyo doorashada la filayo inay dalka ku dhacdo, iyo haddii lagu qaban karo waqtigii loogu talo-galay.

from VOA https://ift.tt/3fiYOmi
via IFTTT

No comments:

Post a Comment