Madaxweyne, Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa jeedinayay khudbad uu dhinacyo badan uga hadlay, hase yeeshee ay ugu muhimsaneyd arrinta doorashada Soomaaliya oo uu sheegay inuu taageersan yahay in waqtigeeda ay ku dhacdo
from VOA https://ift.tt/2AGVSky
via IFTTT
No comments:
Post a Comment