Sunday, June 21, 2020

Goorma ayaa dib loo bilaabayaa duulimaadyada Soomaaliya?

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa u sheegay idaacadda VOA in aan weli waqti loo cayimin xilliga dib loo bilaabi doono duulimaadyadii gudaha iyo dibedda.

from VOA https://ift.tt/2V5DWaD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment