Magaalada Muqdisho waxaa manta ka dhacay shir ay leeyihiin madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud, oo iyagu haatan hoggaamiya mucaaradka, iyo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.
from VOA https://ift.tt/2ARiDST
via IFTTT
No comments:
Post a Comment